
Dugsiyada Gaajada ka Xorta
Aynu run ka dhigno dugsiyada aan gaajada lahayn
-
Xaashida Macluumaadka
Wax badan ka baro Dugsiyada Gaajada ka Xorta ah!
-
Bilaabayaasha Wada sheekeysiga & Qodobada Hadalka
La wadaag macluumaadkan asxaabta, qoyska, ama dadka aad wada shaqysaan.
-
In badan ka qayb qaado
Halkan waxaa ah habab badan oo lagu taageerayo hindisahan.
-
Xaashida la daabici karo
La wadaag xaashidan la daabici karo jaarkaaga iyo bulshadaada!
-
Kaarka fariimaha ee la daabaci karo
Waxaan rabnaa inaan qabano sheekooyinkaaga. Daabac kaarka fariimaha - ama woxogaa - oo fikirkaaga nala wadaag! Waxaanu u gudbin doonaa sharci-dejiyeyaasha muhiimka ah. Ma u baahan tahay nooc ka mid ah waxyaabaha wax lagu jaro oo lagu masaxo? Taas halkan ka hel!